Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mohamoud Mohamed kaire ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka Daahfurey Kulan wadatashi oo ku saabsab Siyaasada Qaran ee Qurbajoogta Koonfur Galbeed taasi ay soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dibada XFS ,
Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay doorwanaagsan ay ka Ciyaaraan waxyaabo badan oo ay la garab istaagaan Deegaanada ay ka soo jeedaan iyagoona wada Shaqeyn siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba lagarab istaaga Deegaanada ay kasoo jeedaan,

























