Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr oo wakiil ka ahaa Madaxweynaha ayaa ka qeybgalay munaasabada Xilalka ku kala wareegayeen Wasiirada Wasaaradaha Howlaha-Guud iyo Ganacsiga oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo,
Xubnahan Wasiirada ah ee maanta Xilalka iska kala wareegey ayaa isku shaandheyn waxaa dhawaan ku saneeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen





















