Xaawo Sokor Cali Guddoomiyihii Ururka Haweenka D/Baydhabo Oo Xilibaan Koo Doortay

Guddoomiyihii Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Marwo Xaawo Sokor Cali ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hope- 047 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS, ergada soo xaadirtay waa 97 ergo Hawo Sokor Cali waxaa ay heshay 79 cod halka Fadumo Maxamed Isaaq heshay 18 cod

Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeyn doonta Doorashada Xilibanada Baarlamanka Fedaraalka Soomaaliya.