Xarunta MCH ka hooyada iyo dhalaanka ee sirda oo maanta dadka danyarta ah ee kujira kaamamka usameysey baaritaan iyagoona ka xogwareystey baahiyaha caafimaad ee ay qabaan
Dhakhaatiirta iyo Maamulka Xarunta ayaa ubalanqaadey in sida ugu dhaqsiyaha badan wax ugu qaban doonaan hadduu Eebe idmo.
Xaruntan MCH ka ee Hooyada iyo Dhallaanka ee SIRDA Xarunteeda waa Baydahbo waxayna Hooyada iyo Dhallaanka Dadka Da,da ah waxaa ay ka caawisaa dhanka Caafimaadka.
Xaruntan ayaa Maalinwalba waxaa ay qaabishaa Boqollaal isugu jira Hooyooyinka,Carruurta iyo Dadka Da,da ahba oo u soo doonta Dawwo.





















































