Xil wareejin Maanta ka dhacday Degmada Baraawe(Sawiro)

Cumar Sheekh Cabdi (Shafaana) Guddoomiyaha Degmada Baraawe ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban oo ay xilalka ay ku kala wareegayeen taliyaha cusub ee ciidanka booliska baraawe iyo taliyihii hore,

Sidoo kale munaasabada waxaa goob joog ka ahaa taliyaha qeybta booliska Gobolka shabeelada hoose iyo saraakiil ka socotey ciidamada nabad ilaalinta midowga africa amisom qeybtooda ku sugan baraawe.