Abiy Axmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa u magacaabay Xoghayaha Guud ee IGAD Workneh Gebeyehu, waxaana sidoo kale xilka Guddoomiyenimada IGAD lagu wareejin doonaa Kenya.
Kursiga Xoghayaha Guud ee IGAD ayaa waxaa dooneysay inay qabato Soomaaliya,waxaana u sharaxnaa Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye.
Workneh Gebeyehu ayaa horay usoo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya.














