Xubin Sare Oo loo Magacaabey Gobolka Shabeelaha Hoose

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee siyaasadda gobolka shabeelaha hoose u magacaabey Abuukar Abdalla Bashiir isagoona xilkii ka qaadey guddoomiye ku xigeenki hore Mudane Xasan Abuukar jimcalle (Xasan shiine)