DAAWO”Xubno Wasiiro ah Oo Kulan qaatey Gudiga Fatahaadaha KG

Wasirka wasaaradda beeraha iyo waraabka KGS oo kamid ah gudiga fatahaadaha oo madaxwaynaha magacaabay ayaa ka war bixiyay fatahaadaha iyo waxa sababo.

Asago ka war bixiyay sida loo maaren karo iyo sida wabiga shabelle uu xirmay una buuxsamay.
Wasirka oo qayb ka shir aalada internet ay ku galee asag iyo wasirada qorshaynta iyo gargaarka oo jooga dhuusamareeb iyo hay’adaha ka shaqeeya Sh. Hoose.

Ugu dambeem wuxuu shacabka dagan hareeraha wabiga uga digay inay ka feerjignadan fatahaadaha oo laga baqaayo inay sii kordhaan.